weecsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax weecday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weecsan

leexsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhinac u weecsan ahaansho.

weecsanaan [m.f.dh]
eeg weecsan. ld weecsa-naansho.

weecsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld weecsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg