weegaar
(m.l)

ld maageer¹.

weegaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

ld maageer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weegaar

maageer [m.l] (-rro, m.dh)
Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹.

maageerasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.

maageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageer². ld meegaarid, waageerid, weegaarid.

maageero [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.

badad-birlabeed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.

weegaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld maageeran.

weegaarasho [m.dh]
ld maageerasho.

weegaarid [m.dh]
ld maageerid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg