weelduw
(m.l)

ld weelduwid.

weelduw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uway, -uday; -uwi)

U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weelduw

weelduwan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la takooray ahaansho.

weelduwid [m.f.dh]
eeg weelduw². ld weelduw¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg