weelduwan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la takooray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weelduwan

weelduw [m.l]
ld weelduwid.

weelduw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uway, -uday; -uwi)
U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg