weeraami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Weel subag ama caano fadhiyaa ku jiraan aayar u ruxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weeraami

weeraamin [m.f.dh]
eeg weeraami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg