wegeredee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

ld waga-radee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wegeredee

wagaradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.

wegered [m.l]
ld wagarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg