weheshad
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg wehesho. ld weheshi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weheshad

sinjaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid. 2. Deris si wanaagsan ula dhaqmid.

weheshi [m.l]
ld weheshad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg