wejifur
(m.l)

Hadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka la gurigeeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wejifur

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg