wejigaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Cid aqoonsasho. 2. Cid u eexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wejigaro

wejigarasho [m.f.dh]
eeg wejigaro. ld wejigarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg