wejihi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax, wax kale qaabisiin. 2. Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wejihi

waajihi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
ld wejihi.

waajihid [m.dh]
ld wejihid.

waajihin [m.dh]
ld wejihin.

wajahid [m.dh]
ld wejihid.

wejihid [m.f.dh]
eeg wejih. ld waajihid, wajahid.

wejihin [m.f.dh]
ld waajihin.

weji [m.l] (-iyo, m.dh)
Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg