wejihid
(m.f.dh)

eeg wejih. ld waajihid, wajahid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wejihid

waajihid [m.dh]
ld wejihid.

wajahid [m.dh]
ld wejihid.

wejih [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
1. Wax qaabilid. 2. Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg