wejitub
(m.l)

Wejimacbuus; wejikaduud.

wejitub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wejitub ↴

giir [m.l]
1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.

jirxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa, -umayd)
1. Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho. 2. Wax camal xun ahaansho (qof). 3. Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.

wejitubid [m.f.dh]
eeg wejitub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg