welwelid
(m.dh)

ld walwalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh welwelid

hawlyarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho. 2. Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.

walwalid [m.f.dh]
eeg walwal². ld warwarid, welwelid, werwerid.

welwel [m.l]
ld walwal¹.

welwel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-elay, -eshay)
ld walwal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg