weris
(m.l)

1. ld waris. Nooc ka mid ah dhirta. 2. ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha. 3. ld warin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weris

dardaarweris [m.l]
ld dardaarwerin.

warin [m.f.dh]
eeg wari. ld waris, werin, weris.

waris [m.l]
1. ld warin. 2. ld weris.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg