werwersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld walwalsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh werwersan

walwalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka w.: wax welwel hayo ahaansho. ld warwarsan, welwelsan, werwersan.

werwersanaan [m.dh]
ld walwalsanaan.

werwersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld walwalsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg