weydaarasho
(m.f.dh)

eeg weydaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaarasho

dhaaf [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.

isdhaafdhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg