weydaari
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaari

dabammari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax kale weydaarin. 2. U d.: wax, wax kale dambeysiin.

dhafandhaaf [m.l]
1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.

weydaar [m.l]
Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.

weydaarid [m.f.dh]
eeg weydaar². ld weydaar¹.

weydaarin [m.f.dh]
weydaari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg