weydaarid
(m.f.dh)

eeg weydaar². ld weydaar¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaarid

weydaar [m.l]
Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.

weydaar [m.l]
Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.

weydaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg