weydaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Wax dhaafid. 2. Wax dabamarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaaro

weydaarasho [m.f.dh]
eeg weydaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg