weydaarso
(f.lg3) (-saday, -satay)

Wax, wax kale dhaafsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydaarso

weydaarsasho [m.f.dh]
eeg weydaarso.

weydaar [m.l]
Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.

weydaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg