weyddiiso
(f.lg3) (-stay, -satay)

Wax loo baahanyahay cid ka baryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weyddiiso

weyddiisasho [m.f.dh]
eeg weyddiiso. ld weyddiisad.

weyddii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg