weydhaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Leexo horay iyo dib u socodsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydhaami

weydhaamin [m.f.dh]
eeg weydhaami. ld wey-dhaamis.

weydhaamis [m.l]
ld weydhaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg