weydhoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay)

Dad badan meel isugu soo ururid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydhoon

weydhoomid [m.f.dh]
eeg weydhoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg