weydsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Nafley weyd ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weydsan

weydsanaan [m.f.dh]
eeg weydsan. ld weydsa-naansho.

weydsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld weydsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg