weylaalis
(m.dh) (-so, m.l)

Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weylaalis

waalli [m.dh]
1. Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima. 2. (-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.

hargaweylaalis [m.dh] (-syo/-so, m.l)
Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg