weynaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

eeg weynow. ld weynaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weynaansho

buuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Nafley cayilid; weynaansho.

caloolweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caloolweynaan.

cirweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cirweynaan.

da'weynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld da'weynaan.

filweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld filweynaan.

gahayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Miro curdan dhaafid. 2. Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.

hanweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg hanweynow. 2. ld hanweyni.

hunguriweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hunguri-weynaan.

qabweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabweynaan.

qanweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanweynaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg