weynbaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Boorso haween oo harag la xardhay ka samaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weynbaar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg