weyneyn
(m.f.dh)

eeg weynee. ld weyneys, weyneysiin.

weyneyn
(m.dh)

(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weyneyn

bagaf [m.l]
1. Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.

farasaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.

le'eg [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ekaa, -ekayd)
La siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.

qardoofo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhaawac aan weyneyn. 2. Hadal qadaf ah.

qiil [m.l] (-lal, m.l)
Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.

weyneynsiin [m.dh]
ld weyneyn¹.

weyneys [m.l]
ld weyneyn¹.

weyneysiin [m.dh]
ld weyneyn.

weyne [m.l]
Ilaah; Rabbi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg