weyneysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld weynee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weyneysii

bahardaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Is b.: is ballaarin. 2. Is b.: is weyneysiin; isqaadqaadid.

weynee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.

weyneyn [m.f.dh]
eeg weynee. ld weyneys, weyneysiin.

weyneysiin [m.dh]
ld weyneyn.

weyneys [m.l]
ld weyneyn¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg