weynin
(m.l)

ld weynaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weynin

weynaan [m.f.dh]
eeg weyn. ld weynaansho, weynin.

weyn [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd; waaweyn)
1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho. 2. Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg