weyraxin
(m.f.dh)

eeg weyraxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weyraxin

weyrax [m.l]
1. Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan. 2. Caro; gedood.

weyrax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg