weyraxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Dad ama xoolo wax weyraxay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh weyraxsan

weyraxsanaan [m.f.dh]
eeg weyraxsan. ld wey-raxsanaansho.

weyraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld weyraxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg