wid
(Erey Dareen | Exclamation)

Erey eyga lagu eryo ama qof lagu ihaa-neeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wid

haasaawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haasow². ld haasow¹. haasow

haawid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaw². haaw

uuroowid [m.l]
(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.

balwid [m.f.dh]
eeg balow³. ld balow¹ (2).

bir [m.dh]
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.

calwid [m.f.dh]
eeg calow².

dhaawid [m.f.dh]
eeg dhaaw². ld dhaaw¹, dhaawis, dhaw¹, dhawid, dhawis.

dhawid [m.dh]
ld dhaawid.

duwid [m.f.dh]
eeg duw.

illaawid [m.dh]
ld illoobid.

w [m.dh]
(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee alifbada af soomaaliga waana shibbane.).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg