widwid
(m.l)

Dariiq yar oo isku xira guryo ama aqallo isu dhaw; widwide. ld widwide.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh widwid

widwide [m.l]
ld widwid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg