wiifi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Sida wiifowgii u wareegin. 2. Aad u orodsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiifi

wiifid [m.f.dh]
eeg wiif.

wiifin [m.f.dh]
eeg wiifi.

wii [m.dh]
Codka wiishka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg