wiiflee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiiflee

wiifleyn [m.f.dh]
eeg wiiflee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg