wiifow
(m.l) (-wyo, m.dh)

1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiifow

wif [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama dhawaaqa wax sida wiifowga u wareego.

wiif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.

wiifi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Sida wiifowgii u wareegin. 2. Aad u orodsii.

wiiflee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.

wiif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg