wiig
(m.l) (-gag, m.l)

Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiig

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg