wiiq
(m.l)

1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.

wiiq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Cid, arrin iwm wax-yeello gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiiq

wiiqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax la wiiqay noqosho.

wiiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la wiiqay ahaansho.

wiiqid [m.f.dh]
eeg wiiq².

wiiqmid [m.f.dh]
eeg wiiqan¹.

wiiqnaan [m.f.dh]
eeg wiiqan². ld wiiqnaansho.

wiiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wiiqnaan.

wiqiyad [m.dh] (-do, m.l)
Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg