wiiqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax la wiiqay noqosho.

wiiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la wiiqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiiqan

wiiqmid [m.f.dh]
eeg wiiqan¹.

wiiqnaan [m.f.dh]
eeg wiiqan². ld wiiqnaansho.

wiiq [m.l]
1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.

wiiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid, arrin iwm wax-yeello gaarsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg