wiiqid
(m.f.dh)

eeg wiiq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiiqid

wiiq [m.l]
1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.

wiiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid, arrin iwm wax-yeello gaarsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg