wiiro
(m.dh)

1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiiro

wiirawiiro [m.l]
1. Nooc shimbirada ka mid ah. 2. Nooc ciyaaraha ka mid ah; wiiro. 3. ld wiirawiire.

wii [m.dh]
Codka wiishka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg