wiirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiirso

wiirsasho [m.f.dh]
eeg wiirso.

wiir [m.dh] (-rar, m.l)
Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg