winiin
(m.l)

1. Safan yar. 2. (-nno, m.dh) Fu-ruuruc dhalada madaxa ka soo baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh winiin

winiini-elektaroon [m.l]
(kiim.) Tirada kuwaan-tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa-na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg