winiini-elektaroon
(m.l)

(kiim.) Tirada kuwaan-tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa-na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh winiini-elektaroon

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg