wiqiyad
(m.dh) (-do, m.l)

Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiqiyad

rodol [m.l] (-llo, m.dh)
Halbeeg culayseed u dhigma 16 wiqiyadood (habka ingiriiska).

wuqiyad [m.dh]
ld wiqiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg