wiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Cid wir ama car ku dhihid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiree

wirayn [m.f.dh]
eeg wiree.

wir [Erey Dareen | Exclamation]
Car! Ma ku dhacda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg