xaabsasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi. xaabsi, xaabsad, xaabso
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaabsasho ↴
xaabid [m.l]
ld xaabsasho. xaabsasho
xaabsi [m.l]
ld xaabsasho. xaabsasho
hoobso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid. 2. Wax meel ka daadasho. 3. Miro xaabsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg