xaadir
(m.l)1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan. jooge, haatan
xaadir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Qof meel ku sugnaan ama tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadir ↴
xaadiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.
xaadirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadir². xaadir
xaadirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadiri. ld xaadiiris. xaadiri, xaadiiris
xaadiris [m.l]
ld xaadirin. xaadirin
xaadirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la xaadiriyey ahaansho.
xaadirsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadirsan. ld xaadirsanaansho. xaadirsanaansho, xaadirsan
xaadirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaadirsanaan. xaadirsanaan
xaad [m.dh]
Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg