xaammil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Qof dumar ah oo uur leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaammil

xaammilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Haweeney uur leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg